Madaxweyne Deni oo gaaray Gaalkacyo, si diirana loo soo dhoweeyey (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Weftiga Madaxweynaha ayaa intaanay soo gaarin Gaalkacayo waxa ay kusoo hakadeen magaalada Heemo oo uu halkaasi Madaxweynuhu Salaan ugu tagay Shiikh Maxamed Cabdullaahi Baardheere. Sidoo kale weftiga Madaxweynaha ayaa kusoo hakaday magaalada Daarusalaam oo … Continue reading Madaxweyne Deni oo gaaray Gaalkacyo, si diirana loo soo dhoweeyey (Daawo Sawirro)